Isbaheysiga Sacuudiga ee ka xayiraadda ku soo rogay dalka Qatar ayaa soo saaray liis kale oo ku saabsan kooxo iyo shaqsiyaad lagu daray liiska argagixisada ee ay taageerto dalka Qatar.
9 koox iyo 9 shaqsi ayay afarta dalka ee Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Sacuudiga ku dareen liiska cusub, waxayna kala yihiin:
Kooxaha:
Hay’adda Balaaq ee Samafalka -Yeman
Jamciyadda Ixsaan – Yeman
Hay’adda Raxma ee samafalka -Yeman
Golaha Shuurada Bengazi -Liibiya
Xarunta Warbaahinta Saraayaa – Liibiya
Wakaalada wararka ee Bushraa – Liibiya
Kooxda Raafallaah – Liibiya
Telefishanka Naba’ -Liibiya
SHAQSIYAADKA
Khaalid Siciid Fadl Qatari
Shaqar Jumca Qatari
Saalah Axmed Gaanim – Qatari
Xaamid Xamad Xaamid -Kuwaiti
C/llaahi Maxamed Cali – Yemani
Axmed Cali Axmed -Yemani
Maxamed Bikr Yemani
Saacidi C/llaahi Ibrahim Liiibiyaan
Axmed C/jaliil -Liibiyaan
SAWIRRO



