Saturday, May 28, 2022

Itoobiya oo qabatay Koox Alshabab ah oo Weerarro u Qorsheynaysay Addis Ababa

Hay’adda sirdoonka iyo Amniga Itoobiya ayaa shaacisay inay xirtay 34 qof oo laga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab.

Kooxdan ayaa la sheegay inay qorsheynayeen weerarro argagaxiso oo ay ka fuliyaan magaalada Addis ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, Sida ay baahisay wakaaladda wararka Itoobiya ee ENA.

Sida xogta lagu helay dadkan oo dhaqdhaqaaqoooda laga shakiyay ayaa qorshaynayeen weerraro, waxaana lagu qabtay Hub iyo Rasaas ay ku jiraa Hoobiyeyaal.

Ad

Howlgal ay wadajir u fuliyeen ciidammada ammaanka iyo Siroonka aya kooxdan laga soo qabqabtay gobollada Soomaalida iyo Oromada ee dalka Itoobiya.

Sidoo kale, eedeysanayaasha ayaa waxay wateen dukumentiyo iyo Lacago, waxaana socda baaritaanka lagu wado.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,001FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,001FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!