Thursday, July 31, 2025

Jaamacadda Carabta oo Wakiil Sacuudiyaan ah u soo magacawday Soomaaliya [Sawirro]

Ururka Jaamacadda Carabta ayaa wakiil cusub u soo magacaabay Soomaaliya, iyadoo uu dhowaan soo gaaray magaalada Muqdisho.

Safiirka cusub ee Jaamacadda Carabta ayaa lagu magacaabaa Xamuud Samaran Al Jowhary Al Xuweydi, waana diblomaasi u dhashay dalka Sacuudiga.

Wasiisu dowlaha  Arrimaha dibadda Soomaaliya C/qaadir Axmed Kheyr ayaa qaabishay safiirka cusub ee Jaamacadda Carabta, isagoo lagu wado inuu dhowaan waraaqihiisa aqoonsiga ka guddoomo Madaxweynaha Soomaaliya Mxamed C/llaahi Maxamed.

Ururka Jaamacadda Carabta ayaa ah ururka kulmiya dalalka Jaamacadda Carabta, wuxuuna muddooyinkii ugu danbeeyay noqday urur howlgab ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON