Wednesday, July 16, 2025

Jadwalka Doorashada Hirshabeelle oo la shaaciyey (Akhriso xilliga la lasoo magacaabayo, lana dhaarinayo)

Gudiga Farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad maamulka Hirshabeelle ayaa maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Hirshabeelle.

Guddiga ayaa sheegay in 21 ilaa 25 Oktoobar lasoo gdubin doono liisaska xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle. waxaana dhaarinta xildhibaannada ay dhici doontaa 31-k Oktoobar 2020, iyadoo kulanka ugu horeeya uu yeelam doomo 1-da Novembar.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON