Friday, July 18, 2025

Jadwalka Doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo la shaaciyay [Akhriso]

Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ee xilkii ka qaaday Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa shaaciyay jadwalka doorashada madaxwwynaha cusub ee Galmudug.

Qoraal ay kasoo saareen magaalada Cadaado ayaa lagu faahfaahiyay xilliga ay dhaceyso doorashada, iyadoo qabashada araajida musharixinta ay bilaaban doonto 13-ka Bishan Oktoobar, doorashaduna dhici doonto 25-ka Okbtoobar 20-17.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON