Monday, June 30, 2025

Jadwalka Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada Sare 2018-2019 oo lasoo saaray. (Akhriso)

Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay caawa jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda sanad-dugsiyeedka 2018-2019 oo ka dhici doona Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Imtixaanka ayaa bilaabanaya Sabtida 11-ka May 2019, wuxuuna socon doonaa 11-15 May 2019, iyadoo shanta maalmood ee uu socdo maalin waliba la qaadi doono laba maado.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON