Jagooyin ka bannaan Wasaarada Amniga Gudaha ee Dowladda Soomaaliya

JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

WASAARADDA AMNIGA GUDAHA DFS.

Waxaa wasaraadda Amniga Gudaha JFS waxay halkaan idiinkugu soo gudbinaayaa

Ad

labo jago ama boos oo ah sida hoos hu xusan:

  • La Taliye Sare Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed (Senior Advisor to Police Commisioner)
  • Maamulaha Qorsheynta Mashruucyada (Planning Project Manager PPM).

Hadaba dadka daneynaayo in ay dokumentiyadooda soo gudbiyaan waxay kusoo diri karaan  ([email protected] )

FG: Xayeysiintaan waxa ay socon doontaa muddo toban cisho ah laga bilaabo 22 August 2016 ilaa 29 August 2016.

Faahfaahinta iyo shuruudaha labadaan shaqo GUJI HALKAN

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

117,997FansLike
700FollowersFollow
2,760FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

117,997FansLike
700FollowersFollow
20FollowersFollow
2,760FollowersFollow
error: Content is protected !!