Friday, June 27, 2025

Madaxweynaha oo qaabilay safiirka cusub ee Jarmalka u soo magacaabay Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta warqadihii aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Jarmalka u soo magacaabay Soomaaloya haweeneyda lagu magacaabo Jutta Frasch.

Safiirka Jarmalka ayaa waraaqaheed aqooonsiga maanta uu ka guddoomay madaxweynaha Soomaaliya xaflad lagu qabtay xarunt madaxtooyada Qaranka.

Safiirada Jarmalka iyo madaxweynaha ayaa qaabilaada kadib ka wadahadlay xiriirka Soomaaliya iyo Jarmalka iyo sidii loo sii xoojin lahaa iyadoo Jarmalku ka mid yahay dalalka reer  ee taageerada siiya dowladda Soomaaliya, waxaana ugu danbeeyay dib u dhis Jarmalku ku sameynayo xarun lagu dhaqan celiyo xubnaha kasoo goosta Alshabaab oo magaalada Kismaayo laga hirgelinayo.

DAAWO SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON