Wednesday, June 25, 2025

Jen. Gaafow oo Darawalkiisii ku eedeysnaa fal dil ah ku wareejiyay ciidamada ammaanka

Gen. Cabdullaahi Gaafow Maxamuud ayaa maanta nin darawal u ahaa oo dil ka geystay magaalada Muqdisho ku wareejiyay ciidamada ammaanka.

Taliyihii hore ee NISA ayaa la sheegay in ninkan oo lagu magacaabo Faarax Cali Nuur u howlgalay kadibna marklii lasoo qabtay maanta ay suuragashay inuu ku wareejiyo ciidamada ammaanka dowladda.

Ninka eedeysanaha ah ee lagu wareejiyay hay’adaha ammaanka ayaa ku eedeysan dilka kaaliyhii guddoomiyaha Maxkamada sare marxuum Mursal Aw Cumar oo ay saaxiibo ahaayeen, basle muran soo dhex galay uu keenay in la dilo kaaliyaha.

Kiiskan oo muran ka dhex abuuray labada beelood ee ay kasoo kala jeedaan labada nin ayaa hadda waxaa la wareegtay hay’adaha ammaanka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON