Wednesday, June 25, 2025

Kaameerooyin cusub (CCTV) oo lagu xiray Wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho [Sawirro]

Waxaa mar kale waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho lagu xiray kaamerooyin cusub oo dhinaca amniga qaabilsan, kuwaasoo lagu arkay isgoysyada caasimadda.

Kaamerooyinka oo ah nooca CCTV ayaa ku duwan kuwii hore oo muddo kadib howlgab noqday, waxayna wataan baallooyin u gaara, anteenooyin iyo qalab kale, waxaana lagu bilaabay wadooyinka u dhow Madaxtooyada Soomaaliya iyo isgoysyada waaweyn.

Alshabaab ayaa amarro kusoo rogtay xarumaha ganacsiga waaweyn ee magaalada oo damiyey kaamerooyinkooda wadooyinka kusii jeeday, kadib markii qaar ka mida Kaamerooyinkaasi ay suurageliyeen in la garto xubno Alshabaab ka mida oo qaraxyo.

Image may contain: cloud, sky and outdoor
Image may contain: sky, tree, cloud and outdoor
Image may contain: sky, cloud, tree and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON