Thursday, July 10, 2025

Kenya oo ka digtay weeraro Alshabab u qorsheeyeen Garoomada diyaaradaha dalkeeda

Dowladda Kenya ayaa heegan gelisay ciidamada ammaanka dalkaasi  kadib markii sirdoonka dalkaasi ay shegeen inay heleen macluumaad ku saabsan in weeraro argagixiso kusoo fool leeyihiin Garoomada diyaaradaha oo Al-shabab ay qorsheeyeen.

Warka Kenya kasoo baxay ayaa sheegaya 11-qof oo Al-shabab ka tirsan, laguna soo tababartay Somalia ay damacsan yihiin bilowga bisha March ay weeraro ay ka geystaan garoomada Jomo Kenyatta, Wilson iyo Moi oo ku kala yaala Nairobi iyo Mombasa.

Afhayeenka ciidamada Booliska Kenya Eric Kiraithe ayaa ka digay in bartilmaameedyadaasi ay halis ku jiraan ayna qorshaha ka war heleen in 5 ka mida Alshabab  oo loo carbiyay sidii u fulin lahaayeen qaraxyadaasi.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON