Wednesday, June 25, 2025

Khilaaf u dhaxeeya maamulka G/Banadir, Wasaarada Isbortiga & xiriirada Ciyaaraha [Ciyaartii final-ka degmooyinka oo..]

Kulan ay maanta yeesheen Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Guddiga Olompikada iyo xiriirka kubadda Cagta ayaa looga hadlay baaqashadii ciyaartii kama danbeysta ahayd ee degmooyinka G/banaadir, iyagoo maamulka G/banaadir ugu baaqay kulan degdeg ah.

Qoraalk ayaa waxaa ka muuqday inu khilaaf u dhaeeyo maamulk Gobolka Banaadir oo dhinac ah iyo Wasaradda ciyaaraha oo wehliyaan xiriiraha ciyaaraha dalka, waxayna qoraalkooda ku dalbadeen in dib loo soo celiyo wada-shaqeyntii maamulka G/Banadir, waxayna kulan degdeg ah ugu baaqeen guddoomiyaha G/Banaadir si loo xaliyo arrimaha taagan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON