Monday, June 23, 2025

Kiisaskii ugu danbeeyay Cudurka Coronavirus ee Soomaaliya & Dadka sida oo gaaray 997 ruux

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay maanta dad cusub oo laga helay cudurka Coronavirus 48 Saac ee lasoo dhaafay.

Kiiska cudurka laga helay ayaa gaaraya 69 qof, markii baaritaan lagu sameeyay labadii maalmood ee ugu danbeysay, waxaana kiisaskan ay kala yimaadeen:

– Benadir: 39 qof

– Somaliland: 11 qof

– K/Galbed: 8 qof

– Puntland: 8 qof

– Hirshabelle: 2 qof

– Galmudug: 1 qof

Waxaa cudurka u dhintay 4 qof oo 2 ka mida ay ku geeriyootay Somaliland, min hal qofna ay ku dhinteen Muqdisho iyo Puntland.

Waxaa cudurka ka bogsooday 4 qof, waxayna tirada guud ee Geerida ay gaartay 48 qof, halka guud ahaan dadka qaba cudurka ay marayaan 997 ruux.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON