Thursday, June 26, 2025

Warbixin: Koox Alshabaab ah oo lagu qabtay Magaalada Garowe

Koox ka tirsan Alshabaab oo tiradoodu gaareyso 15 qof ayaa lagu qabtay Magaalada Garowe, iyadoo la sheegay inay isku qarinayeen guri ku yaala Magaalada xarunta u ah maamulka Puntland.

Taliyaha ciidanka Booliska Gobolka Nugaal C/raxmaan Xaaji Abshir ayaa sheegay howlgal ay ciidanku ka fuliyeen guri ku yaala magaaladaGarowe ay kusoo qabteen rag lala xiriirinayo kooxda Al-Shabab oo tiradoodu gaarayso 15-qof, kuwaasoo watay dareyskooda.

Hore ayaa looga digay in Alshabaab ay kooxo fuliya howlgallo qorsheysan ay geliyeen magaalooyinka Puntland, waxayna arrintan welwel ku dhalisay dadka magaalada oo warbixin fiican aan laga siin arrintan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON