Wednesday, June 25, 2025

Koox dabley ah oo Nabadoon caan ah caawa toogasho ku dishay Magaalada Muqdisho

Dabley hubeysan ayaa caawa magaalada Muqdisho toogasho ku dishay nabadoon caan ka ah Magaalada Muqdisho.

Dilkan ayaa ka dhacay degmada Wadajir, iyadoo ay geysteen laba nin oo Bistoolado ku hubeysan, oo markiiba goobta ka baxsaday.

Nabadoonka oo magaciisa lagu sheegay Muuse Maxamuud Rooble ayaa salaadii Maqrib dilka lala beegsaday, waxaaba goobta falku ka dhacay gaaray ciidamo ka tirsan maamulka Degmada Wadajir.

Dilka nabadoonada ayaa ku soo badanaya magaalada Muqdisho, iyadoo aanay jirin cid loo qabtay falalkaasi.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON