Wednesday, June 25, 2025

Koox hubeysan oo Afduub ka geysatay Degmada Afgooye

Wararka laga helayo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in fal afduub ah uu ka dhacay xalay.

Wiil uu dhalay Guddoomiyihii hore ee Degmada Afgooye C/llaahi Cabdi Axmed(Iideey) ayaa la sheegay inay gurigiisa ku soo weerareen koox hubeysan, iyagoo kala baxay gurigiisa.

Dadka degaanka  ayaa sheegay in afduubka uu ahaa mid aan hore loo arag oo ku cusub Afgooye, iyadoo aan la ogeyn meel lala aaday iyo cidda ka dambeysay.

Falalka ammaandarrada ayaa ku soo badanaya degmada Afgooye, waxaana magaalada dhowr jeer weerar ku soo qaadaya kooxda Alshabaab oo ku sugan  degaano u dhow oo ay ka soo duulaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON