Friday, July 18, 2025

Koox si Farsamo ah Lacag uga qaadan jiray Barakacayaasha Muqdisho oo la soo bandhigay [Sawirrio]

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta saldhiga Degmada Hodan kusoo bandhigay koox ka kooban 10 qof oo lagu eedeeyay inay lacago si sharci darro ah uga urursan jireen Qoysaska barakacayaasha ee Gobolka Banaadir.

Kooxdan ayaa la sheegay iany iska dhigi jireen  Hay’adaha Samafalka ee bixiya lacagaha Kaashka ah, iyagooa kooxdaan dadka Barakacayaasha ah ka qaadi jriay sawirro iyo Foomam laga buuxiyo Magacyada qoysaskooda, kadibna ay khidmad lacageed sidaas uga qaadan jireen.

Afhayeenka Gobolka Banaadir, Saalax Xasan Cumar iyo Taliyaha Saldhiga Degmada Hodan Cabdifataax Bashiir Cali ayaa sheegay inay kooxdan ay dadka masaakiinta ah ku dhici jireen magacyo been abuur ah

Image may contain: 3 people, outdoor

Image may contain: 1 person, outdoor

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON