Koox diimeedka cusub ee As-saaciduun Bilxaq ayaa khilaaf ka dhex abuurtay maamul Goboleedka Puntland.
Kulan dhowaan ka dhacay magaalada Garowe ayaa Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Faraweyne wuxuu saxaafadda ugu soo bandhigay xubno ka tirsan Al-Saadicuun Bil xaq oo sheegaya inaysan hayn urur dadka gaaleysiiya oo Takfiir ah.
Waxaa arrintaai jawaab ka bxiiyay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/xakiim Xaaji Cumar (Camey) oo saxaafadda u sheegay inuu tashwiish abuuray guddoomiyaha Nugaal, balse ay Puntland xaaraantinimeysay kana mamnuucday degaanadeeda Ururka As-Saadicuun Bil Xaq.
DHAGEYSO