Tuesday, June 24, 2025

Kooxda Alshabaab oo abuurtay il kale oo ay dhaqaale ka hesho [Warbixin]

Kooxda Alshabaab ayaa abuurtay il dhaqaale oo cusub xilli ay dooda ka taagan tahay canshuuraha iyo Zakada ay ka ururiso Ganacsatada iyo dadka Soomaaliyeed.

Xakarakada Al-shabaab ayaa lacag madax furasho ah kusii daayey shaqaale Soomaaliyeed oo u shaqeynayey hay’ad NGO ay oo ay ku qabteen duleedka degmada Buurhakaba, waxaana shaqaalaha oo ka koobnaa 7 qof lag qaaday lacag ku dhow 30,000$.

Sida ay sheegeen dadka degaanka waxaa qof waliba oo ka mida 7-da qof lagha qaatay  $4,150 (Afar Kun Boqol Iyo Kontan Doolar), waxaana la geeyay magaalada Baydhabo, markaa lacagta madax furashada ah ay bixisay ururka GREDO oo shaqaalahaasi ka tirsanaayeen.

Alshabaab oo shaqaale kala duwan ku afduubtay gobollada Hiiraan, Baay iyo Gedo ayaa arrintani caddeyn u tahay in ilaha dhaqaalaha kasoo galo Alshabaab ay yihiin kuwo fara bada oo kala nooc ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON