Wednesday, June 25, 2025

Kooxda Arsenal oo ugu danbeyn la wareegtay laacibka Pierre-Emerick Aubameyang [Sawirro]

Kooxda Arsenal ayaa lacag dhan 56 milyan oo Gini kula soo wareegtay ciyaaryahay Pierre-Emerick Aubameyang, kaas oo ka tirsanaa kooxda Borussia Dortmund ee Jarmalka ka dhisan.

Dortmund ayaa heshiiskan ogolaatay kadib markii ay cahdi la gashay kooxda Chelsea oo si amaah ah ay ugala soo wareegeyso ciyaaryahanka Michy Batshuayi on loan. Arsenal ayaa Aubameyang siinaysa qandaraas muddo dheer ah.

Aubameyang ayaa kooxda Dortmund u dhaliyay 141 gool laga soo bilaabo sanadkii 2013-kii, oo ay ka midyihiin 24 gool oo uu dhaliyay 21 kulan xili ciyaareedkii hadda lasoo dhaafay.

Dortmund ayaa ciyaaraha ka fariisiisay ciyaaryahankan, sababtoo ah waxa uu gooyay kulan ay kooxda lahayd. Dalka uu u dhashay ee Gabon waxa uu u ciyaaray 56 jeer, isaga oo u dhaliyay 23 gool.

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON