Wednesday, July 16, 2025

Kooxda Gobolka Banaadir oo ku durdurisay Kooxda Maamulka K/Galbeed [ SAWIRRO]

Ciyaartii furitaanka Koobka maamul goboleedyada dalka ee maanta dhacday Garoonka Koonis Stadium ee magaalada Muqdisho

ayaa guul weyn waxaa ka gaartay kooxda Gobolka Banaadir kadib markii ay ku durdurisay kooxdii ka socotay maamulka Koonfur Galbeed.

Ciyaarta oo uu furay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud , waxaa kaloo ka qeybgalay madaxweynaha  Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale iyo kumanaan dadweyne.

Qeybtii hore ee ciyaarta waxaa lagu kala nastay 3 iyo 0, oo ay ku hogaamineysay kooxda  Kooxda  Gobolka Banaadir. Markii la isku soo laabtay ayaa qeybtii labaad waxay ciyaartii ku dhammaatay  5-0  oo ay guushu ku raacday kooxda Gobolka Banaadir

ciyaaraha-gobolada-12

ciyaaraha-gobolada-11

ciyaaraha-gobolada-10

ciyaaraha-gobolada-9

ciyaaraha-gobolada-8

ciyaaraha-gobolada-7

ciyaaraha-gobolada-4

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON