Tuesday, July 15, 2025

Ku dhowaad 80 qof oo ku dhintay Qaraxyo ka dhacay Magaalada Baqdaad

Dad ku dhow 80 qof ayaa lagu dilay weerar qaraxyo ah oo ka dhacay laba goob oo Ganacsi oo ku yaala caasimadda Ciraaq ee Baqdaad sida laga soo xigtay Booliska iyo Isbitaalada.

Qaraxyada oo ahaa kuwo aad u xoog badan ayaa lala beegsaday suuqyo ganacsi oo ku yaala degmada Karaada eee bartamaga  Baqdaad, xilligan Ramadaanku sii dhamaanayo dadku buux dhaafiyeen.

Weerarka hore ayaa ugu qasaare badnaa ayaa ahaa kii ugu horeeyay waxaana tirada dhaawacyada ay sare u dhaafeen 132 qof.

Kooxda islaamiga ISIS ayaa sheegatay inay ka danbeysay weerarada oo ahaa kuwii ugu xumaa ee dhowaanahan ka dhaca magaalada Baqdaad.

 

People gather at the site of a suicide car bomb in the Karrada shopping area, in Baghdad, Iraq July 3, 2016

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON