Sunday, July 6, 2025

Ku-simaha Madaxweynaha & Ra’iisal wasaaraha oo ka qeyb galay Aas ka dhacay Magaalada Baydhaba [Sawirro]

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa ka qeyb galay Aas maanta loogu sameeyay magaalada Baydhabo Marxuumad Maama Haajira Cali Aadan oo ah Hooyadda dhashay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mohamed Mursal Sheekh.

Aaska waxaa kaloo ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur galbeed iyo dowladda Soomaaliya, waxaana ka mid ahaa Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Guddoomiyaha Barlamaanka Koonfur galbeed iyo Odayaal iyo dadweyne fara badan.

Alle-ha u naxariistee maalinimadii shalay ayay magaaladda Baydhabo ku geeriyootay,  waxaana maanta lagu aasay Magaaladda Baydhabo.

Image may contain: 2 people, people standing, tree, outdoor and nature

Image may contain: 8 people, people standing, suit and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, sky, crowd, wedding, outdoor and nature

Image may contain: 3 people, people standing, shoes and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing, suit and outdoor

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON