Thursday, June 26, 2025

Kulan dhex maray wakiilka dowladda Qatar ee Soomaaliya iyo Wasiir Yuusuf Garaad [Sawirro]

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay arrime fuliyaha dalka Qatar u jooga Soomaaliya Xuseen Bin Xamza.

Laba dhinac ayaa ka wadahadlay xiriirka labada dal iyo xaaladda Soomaaliya, iyadoo dowladda Soomaaliya ay ka mid tahay dalal dhowr ah oo mowqif dhexdhexaad ah ka qaatay xiisada kasii dareysa ee dalalka Khaliijka.

Dowladda Qatar ayaa weli safiir rasmi ah u joogin magaalada Muqdisho, waxaana metela Arrime fuliye, halka Sacuudiga uu Soomaaliya u qaabilsan yahay Safiir fadhigiisu yahay Nairobi.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa safiir rasmi ah u joogaa magaalada Muqdisho, waxaana hoos u dhacay xiriirka Sacudiga iyo Imaaraadka la leeyihiin dowladda Soomaaliya kadib khilaafkii Khaliijka.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON