Wednesday, June 25, 2025

Kulan Duco iyo Baroordiiq ah loogu sameynayo Weriye Cawil Daahir Salaad oo Muqdisho ka socda [Sawirro]

Kulan Duco iyo Baroordiiq ah ayaa hadda ka bilowday Hotel ku yaalla magaalada, iyadoo loo sameynayo Weriye Cawil Daahir Salaad iyo dadkii fara badnaa ee ku dhintay Qaraxyadii Muqdisho ka dhacay Sabtidii 22-ka Disembar.

Kulanka waxaa ka qeyb galaya siyaasiyiin, xildhibaanno, xubno ka tirsan ururrada bulshada iyo saxafiyiinta ka howlgala magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ka socda khudbado duco ah iyo ka sheekeynta dadkii ku geeriyooday qaraxyadii dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho.

No automatic alt text available.

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 5 people, people sitting

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON