Sunday, July 13, 2025

Kulankii ugu horeeyay oo dhex maray Madaxweynaha Somaliland & Hoggaamiyaha mucaaradka C/raxman Cirro [Daawo]

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulankii ugu horeeyay la yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Wadani C/raxmaan Maxamed C/llaahi Cirro.

Kulanka oo uu dalbaday Muuse Bixii ayaa looga hadlay sidii meel la isaga dhigi lahaa xaaladii ka dhalatay doorashadii Somaliland ee muranki hareeyay iyadoo Mudane Cirro aanu xaadirin dhaarintii iyo xil la wareegistii Madaxweynaha cusub ee Somaliland.

Labada dhinac ayaa isla gartay inay ka wada shaqeeyaan danta Somaliland iyo Xisbiga Wadani uu noqdo mucaarad wax sax, iyadoo la iska iloobay wixii loolan ahaa ee labada xisbi iyo labada hoggaamiye hore usoo dhex maray xiligii doorashada.

https://youtu.be/kZK5uNl52L4

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON