Monday, June 23, 2025

Kulankii ugu waqtiga dheeraa ee Kooram la sugo Fadhiyada Baarlamanku oo maanta baaqday.

Fadhigii 11aad ee Kalfadhiga shannaad ee Baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya aya maaanta u baaqday kooramka la’aan markii muddo saacado ah la sugayey inuu buuxsamo, basle tiro yar ay ka harsaneyd.

Waxaa fadhiga soo xaadirsay 132 xildhibaan iyadoo 7 xildhibaan oo kaliya loo waayey koorarmkii uu ku furmi lahaa, waxaana markii danbe Gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan uu amray in la yeeriyo magacyada xildhibaanada maqan si loola xisaabtamo

Waxay ahayd maalintii ugu dheereyd ee kooram Baarlamaan la sugo, waxaana markii dabe loo xayirmay 7 xildhibaan si kooramku u buuxsamo. iyadoo ajendaha uu maanta ahaa akhrinta labaad ee xeerka Bayroolka Dalka oo golaha loo qaybiyay Sabtidii hore, kasoo ay dan weyn ka leedahay xukuumadda hadda jirta.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON