Sunday, July 6, 2025

Kursi Xildhibaan Aqalka Hoose ee Baarlamaanka oo lagu doortay Magaalada Cadaado

Magaalada Cadaado maanta waxaa ka dhacday Doorashada hal kursi oo ka mida Aqalka Hoose ee Baarlamaanka cusub.

Kursiga Beesha Mareexaan/Bah Ogaadeen waxaa ku guuleystay Faarax Cabdi Xasan oo helay 44 Cod, halka  Amina Daahir Salaad oo la tartameysay ayheshay 2 cod.

Ergadii codeysay ayaa lagu sheegay inay gaareysay 46, waxaana kursigan uu noqonayaa midkii 34-aad ee Cadaado lagu doorto iyadoo ay harsan yihiin 2 kale.

Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Maamulka Galmudug Yuusuf Diiriye Maxamuud ayaa ku dhawaaqay natiijada kursiga qura ee maanta lagu doortay Magaalada Cadaado.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON