Tuesday, June 24, 2025

Laacibka David Luiz si dareen leh uga hadlay Qaraxii lagu hoobtay ee Mgaalada Muqdisho

Ugu yaraan 300 qofood ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kelana dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib markii Baabuur la sheegay in laga soo buuxiyay waxyaabo qarxa uu ku qarxay Bartamaha Isgoyska Zoobe ee Muqdisho.

Weerarkaan ayaa ka hadashay Dowlada Soomaaliya, oo sheegtay inay ka xun tahay sida ay wax udhaceen, iyadoona ku eedeysay Qolyaha kasoo horjeeda Dowlada, walow aysan wali ka hadlin dhankooda.

HALKAN KA AKHRISO WARKA LAACIBKA CHELSEA EE DAVID LUIZ

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON