Waxaa caawa magaalada Gaalkacyo ka socota Doorasho adag oo ah cidda kusoo baxeysa Kursiga HOP095 oo saddex Musharax dhex yaalla.
Wareegiii koowaad ayaa si adag loogu loolamay, waxayna natiijadiii noqotay inay musharixiinta codadkda u kala helaan, sida soo socota.
1- Maxamed Saciid Faarax: wuxuu helay 44.
2- Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ayaa helay 35 cod
3- Maxamuud Kudun Xiimaa: wuxuu hisna helay 22 cod.
Waxaa wareegga labaad u gudbay labada musharax ee Maxamed Siciid Faarax iyo C/raxmaan Maxamed Maxamuud, oo ku tartami doona cod hal dheeri ah.
