Thursday, July 17, 2025

Laba Xilldhibaan oo lagu dilay Weerarkii Hotel Ambassador [SAWIRRO & Magacyada]

Tirada xildhibaanada lagu dilay weerarkii Hotel Ambasador e emagaalada Muqdisho oo kooxda Alshabaab ay sheegtay inay ka dambeysay.

Xildhibaan C/llaahi Jaamac Kabaweyne oo hore loo xaqiijiyay inuu ku dhintay Hotelka waxaa haddana la xaqiijiyay in Xildhibaan  Maxamud Maxamed Guure isna ku dhintay Hotelka kadib rasaas ku dhacday.

Labada xildhibaan ee weerarkan ku dhintay ayaa ahaa laba xildhibaan oo miisaam culus leh, isla markaa si weyn uga dhex  muuqday Baarlamaanka Soomaliya, waxayna arrintan murugo weyn ku tahay dadka Soomaaliyeed iyo eheladii ay ka baxeen.

Qasaaraha ayaa sii kordhaya, waxaana weerarka hotelka uu noqday kii ugu badnaa oo xildhibaano ka tirsan baarlamanaka lagu dilo kadib weerarkii Hotelka Muna xiligii dowladii hore ee Kumeelgaarka ahayd.

Xildhibaan Maxamuud Guure
Xildhibaan Maxamuud Guure
Kabaweyne
Xildhibaan C/llaahi Jaamac Kabaweyne

DAAWO SAWIRRADA QARAXA

Photo

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON