Sunday, August 3, 2025

Lafta-gareen oo xildhibaanadii ugu badnaa kulan Qado ah ugu sameeyay magaalada Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed ayaa Qado sharaf ugu sameeyay magaalada Muqdisho xildhibaannada labada Gole ee kasoo jeeda K/Galbeed.

Kulanka oo ahaa kii ugu weynaa ee xildhibaanada labada gole ka qeyb galaan ayaa waxaa ka dhex muuqday Guddomiyaha Baarlamanka Soomaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman, Iyo Guddomiye Ku Xigeenka Kowaad Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey Guddomiyaashi Hore ee Baarlamaanka Prof. Maxamed Shekh Cismaan Jawaari, Aadan Maxed Nuur Sheekh Madoobe iyo xildhibaanno kale oo cana ah.

Kulankan ayaa ka mida shirar ay madaxda mamul Goboleedyada dalka ka wadaan Mudisho oo ku saabsan xaalada kala guurka ah ee dlka, arrimaha DOorashooyinka iyo taageerada Ra’iisal wasaaraha cusub.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON