Tag: Lafta-gareen

XOG: Wakiilada Beesha Caalamka & Maamul Goboleedyada oo qaadacay Caleemo-saarka Lafta-gareen

Iyadoo magaalada Baydhaba ay ka socoto diyaar garowga caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Maamulka K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa waxaa soo baxaya inay qaadaceen...

Maxaad ka taqaan Madaxweynaha cusub ee Maamulka K/Galbeed ee Somalia C/casiis Lafta-gareen..?

Waxaa magaalada Baydhaba looga dhawaaqay in C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) loo doortay madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya, kadib doorasho muran weyn ka dhashay oo...

C/CASIIS LAFTA-GAREEN: Musharaxa Madaxtooyada & Lama-filaanka kasoo wajihi kara Doorashada K/Galbeed

Doorashada madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya waxay isu bedeshay doorasho la sii ogyahay qofka ku guuleysan doona, kadib markii dowladda Soomaaliya ay awood milateri...
115,664FansLike
655FollowersFollow
20FollowersFollow
2,707FollowersFollow
error: Content is protected !!