Monday, July 14, 2025

Lama filaankii Madaxweyne Ordogan ee Muslimiinta munaasabadda Ciidul Adxaa

Madaxweynaha Turkiga ayaa caalamka kaga yaabay maanta kadib markii hambalyada Ciidul Adxaa u kala diray malaayiin muslimiin ah isagoo luuqadahooda kula hadlay.

ordoganMadaxweyne Rajab Dayib Ordogan ayaa adeegsaday 10 luuqadood oo waaweyn oo dadka Muslimiinta ah ay ku hadlaan, wuxuuna bartiisa twitter-ka soo dhigay ilaa toban farriimo hambalyada Ciidul Adxaa ah oo ku qoran toban luuqadood.

Luuqadaha uu adeegsaday madaxweynah Turkiga waxaa ka mida; Carabiga, Turkiga, Azerbajan, Ingiriis, Faransiis, Jarmal, labada luuqada ee Kurdiyiinta,  Ruushka iyo luqado kale.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON