Friday, June 27, 2025

Lammaane Aroos ahaa oo qabsaday Baraha bulshada kadib talaabo samafal ah oo ay sameeyeen [Sawirro]

Lammaane Soomaaliyeed ayaa si weyn loogu baahiyay baraha Bulshada kadib markii ay ku dhaqaaqeen tallaabo ku dayasho mudan oo samafal ah.

Liibaan iyo Caasha waxay dhowaan ku aqal galeen magaalada Gaalkacyo, laakiin waxay ku dhaqaaqeen in kharashkii arooskooda ay ugu deeqaan dadka abaaraha  kasoo barakacay ee duleedka Gaalkacyo.

Sawirrada iyagoo qeybinaya biyo, rashin, dhar iyo agab kale ayaa lagu baahiyay baraha bulshada, waxayna soo jiiteen bogaadin, iyadoo tallaabadaasi ay ahayd mid ban’aadamnimo ah.

DAAWO SAWIRRO

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON