Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa dhowaan ku dhawaaqay 14 xubnood oo noqonaya Guddiga Farsamada maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Hoose (AKHRI WAREEGTADA), guddigaas oo muran badan dhaliyay isla markaasina ay ka hor yimaadeen ayaa wasiirku sheegay in sidaasi loo yeelay kadib markii lagu qancin waayay beel kasta tiro badan oo guddiga laga dhigay, wuxuuna sheegay inay beeluhu u qaateen inuu guddiga farsamadu yahay Baarlamaankii maamulka.
HADDABA HOOS KA AKHRISO LIISKA MAGACYADA GUDDIGA IYO BEELAHA AY KASOO JEEDAAN
1-Caasho Cabdulle Xasan (Raagto) Beesha Abgaal
2-Maxamed Cali Nuur Beesha Xaawaadke
3-Cusmaan Barre Muxumad Beesha Gaaljecel
4-Caa’isho Abuukar Cismaan Beesha Baadicade
5-Cabdikariin Shire Cabdi Beesha Habarguidri
6-Cabdraxiin Xaaji Fiqi Beesha habargidir
7-Cusmaan Ibraahin Cali Beesha Moobaleen
8-Maxamed Axmed Xasan (Ayax) Hilibi
9-Cabdraxmaan Maxamed Diiriye Beesha Shanaad Yaxar
10-Cabdraxmaan Faarax Xirsi Beesha Shiikhaal
11-Axmed Cabdraxmaan Abuukar Beesha Reer Aw xsab
12-Sh,Maxamuud Shiikh Yuusuf Beesha Shiidle
13-Cabdraxmaan Cabdi Cilmi Beesha Ujejeen
14-Bashiir Sh.Ibraahin Xaaji Cismaan Beesha Dir Faqo Cumar
Goobjooge.com