Hay’adda nabadsugidda Soomaaliyeed NISA ayaa baahisay magacyada 10 hogaamiya oo ka mida kooxda Alshabaab oo madaxooda ay saartay lacag loogu talogalay in la siiyo qofkii soo sheega warbixin lagu soo qaban karo ama ka qeyb qaata in gacanta lagu soo dhigo.
Hogaamiyeyaasha Alshabaab oo ah kuwa hoose iyo heer gobol ayaa waxaa ugu caansan madaxa Gobolka Banaadir ee Alshabaab Cali Maxamed Xuseen oo Hay’adda nabadsugidda ay madaxiisa saartay lacag dhan Boqol kun oo doolar, xubnaha kale ayaa lacagaha lagu bixinayo ay u dhaxeeyaan 5000 ilaa 2000 doolar.
Hoos ka akhriso liiska magacyadooda, degaanada ay kasoo jeedaan iyo lacagta mid waliba la saaray:
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]