Thursday, June 26, 2025

Liiska Musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka K/Galbeed oo la shaaciyey. (Akhriso Magacyada)

Guddiga Doorashada Baarlamaanka labaad ee K/Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey shan musharax oo isu soo taagay xilal guddoonka Baarlamaanka cusube ee maamulkaasi.

Guddoomiyaha Baarlamaanka K/Galbeed waxaa isu soo sharxay Cali Siciid Fiqi danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub iyo Maxamed C/raxiim Nuur, halka guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka K/Galbeed ay isu soo sharxeen Aamina Isaaq Maxamed iyo MaxamedNur Maxamed Macalin, waxaa dhinaca kale guddoomiye ku xigeenka labaad u taagan Shamso Maxamed Yarow oo kaliya.

Danjire Cali Siciid Fiqi ayaa la sheegay in loo wado xilka guddoomiyaha Baarlamaanka K/Galbeed, isagoo saaxiib dhow la ah Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON