Sunday, July 13, 2025

Liiska Shirkadaha ku guuleystay bixinta Adeegga Xajka 1444H oo la shaaciyey (Akhriso)

Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Dowladda Soomaaliya ayaa u dhawaaqay Shirkadaha ku guuleystay bixinta adeegga Xajka Sanadkan 1444 H / 2023.

Guddiga Wasirka Awqaafta iyo arrimaha diinta u xilsaaday tartanka shirakadaha adeegga xajka sanadkan ayaa xalay shaaciyay in 75 shirkadood ay ku guuleysteen bixinta adeegga Xajka ee sanadkaan, iyadoo la sheegay in lagu soo xulay si cadaalad ah.

Liiska Shirkadaha ku guuleystay waxay kala yihiin:

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON