Wednesday, June 25, 2025

Madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan oo la-taliye u magacowday siyaasi caan ah [Wareegto]

Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa markii ugu horeysay magacaabay la-taliye uu yeelan doono, kaasoo kala talin doono dhinaca amniga iyo arrimaha bulshada.

Shariif Xasan ayaa wareegto uu soo saaray ku sheegay in siyaasiga C/llaahi Maxamed Idris (Lesta) loo magacaabay La-taliyaha dhinaca Amniga iyo arrimaha bulshada ee Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

C/llaahi Leesta oo ah siyaasi caan ah ayaa hore u maamulkaasi uga soo noqday wasiir, isagoo isu sharxday jagada madaxweynaha K/Galbeed. Wararka ayaa sheegaya in la-taliyeyaasha Shariif Xasan ay hadda sare u dhaafeen lix la-taliye isagoo hore u lahaa l-taliyeyaal fara badan

WAREEGTADA HOOS KA AKHRI

leesto

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON