Monday, June 23, 2025

Ma bannaan tahay in Qof Muslim ah u Dabaaldego Ciidaha Gaalada sida Chrismas-ka? [Daawo Sheekh Mustafe]

Iyadoo uu ay maanta bilaabanyaan dabaaldegyada sanadka cusub ee miilaadiyadda 2020 oo maanta ku beegan tahay 25-ka Disembar ayaan halkan ku soo qaadaneynaa waxa ay shareecada islaamka ka qabto in dadka muslimiinta ah u dabaaldegaan ama isku hambalyeeyaan ciidaha Gaalladda.

Waxaa muxaarado qiimo badan kasoo jeedinaya Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun oo si xeel dheer uga hadlaya arrintan ay dad badan oo islaam iyo Soomaali ah ku aafoobeen.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON