Wednesday, June 25, 2025

Maamul Goboleedyada oo Guddi Wadajir u magacaabay Heshiiska Qeybsiga Kheyraadka Dalka [Akhriso Magacayada]

Maamul Goboleedyada Dalka ayaa guddi ay u dhan yihiin oo wadjir ah u soo magacaabay fulinta heshiiska Qeybsiga dalka oo lagu gaaray shirkii ugu danbeeyay ee dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada.

Maamul Goboleedyada oo arrintan u midoobay ayaa sheegan in iyada oo laga ambaqaadayo heshiiskii November 5, 2017 ee dhex maray dowladda federaalka ah  iyo dowlad goboleedyada ee la xiriiray hirgelinta qodobada 44aad iyo 54aad ee dastuurka KMG ay Guddi ka kooban 5 xubnood oo ka kala socda maamul Goboleedyadad dalka ka jira soo magacabeen.

Heshiiska ayaa ku saabsanaa in dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada ka wadahadlaan doorashada 2020-ka, awood iyo Kheyraad Qeysiga, waxayna Guddigan mas’uul ka noqon-doonaan sidii dowladda federaalka ah ugala hadli lahaayeen arrimaha Qeybsuga kheyraadka dalka.

AKHRISO MAGACAYADA GUDDIGA:

Cabdi Cali Raage, Guddoomiyaha Guddiga

Cabdiraxmaan Warsame Cabdi – Xubin

Cali Ibrahim Cali – Xubin

Cabdikadir Aden Maxamud – Xubin

Cabdul Maxamed Farax Makaran – Xubin

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON