Sunday, July 27, 2025

Maamul Goboleedyada oo Jawaab kasoo saaray Go’aankii Aqalka Sare [Akhriso War-Murtiyeed]

Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda oo ay ku soo hareen saddex maamul Goboleed ayaa war kasoo saaray Go’aankii kasoo baxay Golaha Aqalka Sare ee khilaafka dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada.

Warkan oo uu ku saxiixnaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa si buuxda loogu taageeray dadaallada Aqalka Sare, waxaana lagu sheegay inay diyaar u yihiin kala shaqeynta Aqalka Sare xal u helidda khilaafka.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEED

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON