Tuesday, June 24, 2025

Maamulka Ahlu suna oo ka jawaabtay xiriirka ay la leeyihiin dalka Iiraan

Kooxda Ahlusunna ee Gobolada Dhexe ayaa iska beenisay  eedeyn ka soo yeeray maamulka Galmudug oo ku saabsaneyd inay taageero ka helaan dowladda Iiraan ayna faafiyaan mad-habta Shiicada.

ahlusuna-sax

Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Ahlu suna Muxyadiin  Cali Jimcaale (Jakuula)  ayaa sheegay in eedeyntaas ay tahay mid been ah oo sal iyo raad laheyn oo aanu jirin xiriir  ka dhaxeeya Maamulka Ahlusunna iyo Iiraan. Wuxuu
intaas ku daray in magaalada Cadaado ay hooy u noqotay abaabul dagaal iyo weeraro lagu soo qaado Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna.

Wasiirka Warfaafinta Galmudug ayaa shalay ku eedeeyay Ahlu suna oo uu magaca SUFA ugu yeeray inay xiriir la leeyihiin Iiraan kana helaan taageero.

Dhageyso

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON