Sunday, June 22, 2025

Maamulka G/Banaadir oo shaqaaleynaya 1000 Dhalinyaro ah [Akhriso qaabka loo qeybiyay]

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa dhowaan ku dhawaaqay in maamulka G/Banaadir uu shaqo siinayo 1000 qof oo dhalinyaro ah.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa faahfaahin ka bixiyay  qaabka loo qeybinayo shaqooyinka la siinayo 1000 dhalinyaro, sidii uu balanqaaday Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre.

Gudoomiyaha G/Banaadir ahna duqa Muqdisho Thabid Cabdi Maxamed oo warbaahinta u sheegay in shaqooyinka lagu qeybsan doono hab degmo ahaan oo degmo waliba dhalinyaradu laga soo xuli doono shaqalaha cusub.

Ad

Tallaabadan ayaa ah tii ugu horeysay ee shaqo abuur loogu sameenayo dhalinyarada ku nool magaalada Muqdisho, inkastoo aan la shaacin shaqooyinka loogu talogalay.

Goobjooge

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON