Thursday, June 26, 2025

Madaxweyne Maamulka Hirshabeelle oo shaaciyay inuu dhisanayo Ciidamo u Gaara [Dhageyso]

Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay inuu dhisayo ciidamo u gaara maamulkiisa oo aan hoos tegin Muqdisho iyo Dhuusamareeb.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa sheegay in xarunta taliska ciidamada Hirshabelle ay noqon doonto magaalada Buuloburte, isla markaana ay isku tashan doonaan.

“Ciidamada dowlad Goboleedka Hirshabeelle haddii ay shalay kala tirsanayeen laba qeybood oo Beledweyne iyo Hirshabeelle ay hoos tegi jireen Dhuusamareeb, Shabeelaha Dhexena ay hoos tegi jirtay Xamar, hadda waa mid taliskuna waa magaalada Buuloburte” ayuu yiri madaxweynaha Hirshabeelle oo si cad u sheegay in ciidamo milateri iyo Boolis ay yealanayaan Hirshabeelle.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON