Friday, June 27, 2025

Maamulka Jubba oo war kasoo saaray Heshiiskii 4.5 ee Garowe

Maamulka Jubaland ayaa si diiran u soo dhoweeyay heshiiskii Puntland ku ogolaatay qaabka doorashada 2016 ee 4.5 kadib wadahadal Garowe ku dhex maray dowladda Federaalka iyo Puntland oo ay ka qeyb galeen wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya iyo wakiilada Beesha caalamka.

Qoraal ka soo baxay maamulka Jubba ayaa lagu sheegay inuu heshiisku yahay tallaabo hore loo qaaday oo sahleysa in hore loogu socdo doorashada sanadkan dhaceysa, waxaana lagu bogaadiyay Puntland iyo Beesha caalamka oo ka shaqeeyay heShiiska.

HOOS KA AKHRI QORAALKA

Jubaland

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON