Monday, July 14, 2025

Maamulka Jubba oo xabsiga dhigay weriyihii VOA & saxafi oo kale

Wararka laga  helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa Sheegaya in maamulka Axmed Madoobe ay x absiga u taxaabeen afar saxafi oo magaaladaasi ka howlgasha oo uu ka mid yahay weriyaha VOA-da.

Weriyaasha la xiray waxay kala yihiin:

  1. Khadar Maxamuud Xareed oo ahaa wakiilka VOA
  2. Aadan Maxamed Salaad oo ka tirsan SNTV
  3. Cabdiqaadir Jiijiile oo ka tirsan Telefishanka Somali Cable
  4. iyo Maxamed Qaasim Waxar oo Kismaayo uga soo warrama  Idaacadda STAR FM ee Kenya.

Lama oga wax yaabaha loo xiray afarta wariye, balse ilo xog ogaal ayaa u sheegaya in lagu xiray  amar ka soo baxay wasaaradda warfaafinta Jubbaland.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON