Wednesday, June 25, 2025

Maamulka Jubbaland oo soo bandhigay Nabaddoon ka tirsanaa Alshabaab oo ka baxsaday degaanadooda (Daawo)

Nabadoon ka tirsanaa Alshabaab ayaa isu dhiibay maamulka Jubbaland, kadib markii uu ka baxsadayiyadoo lagu soo bandhigay Degmada Afmadow.

Odaygan oo lagu magacaabo ayaa Maxamed Macalin Muxumed (Qalinle), loona yiqiin Madey ayaa ka mid ahaa ugaasyada beelaha Jubbooyinka, isagoo sheegay inuu muddo ka badan 2 sano la shaqeyneyay Alshabaab, una qaabilsanaa nabadeynta, laguna xiray degmada Jilib ayna u geysteen dhibaatooyin fara badan, marar badanna ay halis geliyeen.

Maamulka Afmadow ayaa sheegay inay soo dhoweeyaan Odaygan, aadna ugu faraxsan yahay inuu kasoo badbaaday kooxdaasi, laakiin ay qoyskiisa dhibaato ku hayaan una hanjabayaan.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON