Sunday, July 13, 2025

Sheekh Maxamed Shaakir oo Dib ugu yeeray Golihii Wasiiradii Xukuumadii hore ee Xaaf. (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug ee Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa dib u soo celiyay Golihii Wasiirada ee xukuumadii Xaaf, kaasoo la magacaabay Bishii Oktoobar 2018, isagoo qoraal uu soo saaray ku amray inay howlahooda inay sii wataan inta uu kasoo magacaabaayo Golaha Wasiiro cusub.

Sheekh Maxamed Shaakir oo hore u ahaa Madaxda xukuumadda Galmudug, balse 29-kii Janaayo 2020 ku dhawaaqay inuu yahay madaxweynaha Galmudug ayaa qoraalkiisa ku sheegay inuu soo magacaabi doono Gole wasiiro oo cusub.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON